| Users Online |
Guests Online: 19
No Members Online
Registered Members: 4
Unactivated Members: 2
Newest Member: abrone
|
|
| Ciidamada Itoobiya oo laga cabsi qabo in saacadaha soo socda gudaha u galaan Magaalada Balad-weyne iyo Heegan buuxa oo ay galeen Xoogaga islaamiyiinta ku sugan Magaaladaasi. |
| Ciidamada Itoobiya ayaa laga cabsi qabaa in ay Saacadaha soo socda gudaha u soo galaan Magaalada Balad-weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. |

| Guddoomiyaha Degmada Xamar Ja-jab oo xalay weerar bambooyin geystay qasaare lagu qaaday hoygiisa. |
| Kooxo hubaysan ayaa xalay weerar Bambaanooyin ku qaadeen guriga uu Degmada Xamar Ja-jab ka dagan yahay Guddoomiyahaasi. |
| Dowlada Itoobiya oo sheegtay in waxba u arkin hanjabaada xoogaga islaamiyiinta ka soo yeeray. |
| Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in waxba aysan u arki doonin hanjabaad kulul oo dhawaan ka soo yeertay maamulka islaamiga Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada hoose. |
| Taliyihii amaanka Maxkamadaha Islaamka Gobolka Hiiraan oo isku dhiibay Ururka Xizbul Islaam. |
| Taliyihii Ciidamada Amaanka Maamulka Maxkamadaha Islaamka Gobolka Hiiraan ayaa xalay lagu soo waramayaa in uu ka goostay maamulkaasi. |
| Dagaalo dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Degmooyinka Shibis iyo Kaaraan ee Magaalada Muqdisho. |
| Dagaalo geystay Qasaare Dhimasho iyo Dhaawac ayaa saakay mar kale dib uga qarxeen Degmooyinka Shibis iyo Kaaraan ee Magaalada Muqdisho. |
| Dagaal geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac oo saakay ka dhacay Muqdisho. |
| Laba ruux ayaa ku geeriyootay dagaal muddo kooban socday oo saakay ka dhacay Degmada Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho. |
| Maamulka Islaamiga Kismaayo oo sheegay in ay weerari doonaan Dalalka Kenya iyo Itoobiya. |
| Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Islaamiga Magaalada Kismaayo C/qani Maxamed Yuusuf ayaa ku goodiyey in ay weeraro ku qaadi doonaan Wadamada Dariska ee Itoobiya iyo Kenya. |

| Guddoomiyihii Maxkamada Racfaanka Gobolka Hiiraan oo xilkii iska casilay. |
| Guddoomiyihii Maxkamada Racfaanka Gobolka Hiiraan ayaa shaaca ka qaaday in gebi ahaan uu iska casilay xillkii Maxkamadaha uu ka hayay Maamulka Maxkamadaha Islaamka Gobolkaasi. |
| Maamulkii hore Maxkamadaha Islaamka Gobolka Sh/dhexe oo sheegay in ay qorsheynayaan dagaalo ay dib ugula wareegaan Gobolkaasi. |
| Maamulkii hore gobolka Sh/dhexe ee Maxkamadaha Islaamka ayaa sheegay in ay weerar ku soo qaadi doonaan Degmooyinka Gobolkaasi oo ay dhawaan ka qabsadeen Ururka Al-shabaab iyo Xizbul Islaam oo isku dhinac ah. |
|
| Login |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|