|
Login |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
Users Online |
Guests Online: 4
No Members Online
Registered Members: 2
Unactivated Members: 1
Newest Member: admin
|
|
| OGEYSIIS ku socdo Akhristayaasha sharafta leh |
| Waxaa Akhristayaasha sharafta leh lala socodsiinayaa in mudooyinkaan aanu wararka idiin soo gudbinin sababa jiro awgeed, Balse waxaan hada akhristayaasha ku taxan webka Xamarnews lala socodsiinayaa in bishaan gudaheed aanu bilaabi doono wixii shaqo aa nooga barateen…. Waad ku mahadsantihiin |
| Afhayeenka Maxkamadaha Islaamiga oo wacad ku maray inay ka hor tagi doonaan burcada dhibaatada u geeysta shacabka Soomaaliyeed |
| Afhayeenka Maxkamadaha Islaamiga Sheekh C/raxiin Ciise Caddow oo xalay shir jaraa’id ku qabtay saldhiga Booliska Magaalada Jowhar ayaa sheegay in wax ay ka qaban doonaan xaaladaha amaan daro ee ka jirta wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar islamarkaana wacad ku maray in tallaabo ka qaadi doonaan kuwa burcada ah oo dhibaateeya shacabka Soomaaliyeed. |
| Sedax ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo mudo saacado ah xabsi ugu jiray ciidamada Itoobiyaanka |
| Sedax ka mid xildhibaanadii dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa mudo saacado ah u xirnaayeen ciidamada Itoobiyaanka oo ku sugan xaruntii Xeradii Asluubta ee Magaalada Muqdisho. |
| Dagaal aad u xoogan oo dhexmaray ciidamada Maxkamadaha Islaamiga iyo Burcad badeedkii ku sugnaa magaalada Hobyo |
| Wararka ka imaanaya degaanka Hobyo ayaa sheegaya in 2 ka mid ah ciidamada maxkamadaha Islaamiga ay ku geeriyoodeen tiro kalene oo iyagana ka tirsanaa kooxihii dhawaan afduubtay markabkii u raranaa ganacasatada Muqdisho ay iyagana ku naf waayeen kadib markii labadaas garab dagaal fooda la is daray ku dhex maray gudaha Magaalada Hobyo. |
| Dagaal la isku adeegsaday hubabka noocyadiisa kala duwan oo maanta ka dhacay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho |
| Dagaal aad u xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada dowlada KMG oo kaashana kuwa Itoobiyaanka Iyo Kooxaha kasoo horjeeda ayaa maanta waabaragii ka dhacay xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho. |
| Nin iyo Xaaskiisa oo maanta lagu dilay gudaha degmada Dharkeenleey ee gobolka Banaadir |
| Kooxo hubeeysan ayaa maanta waxay toogteen labo qofood oo rayid ah oo xilligaasi ku sugnaa suuq ku yaala gudaha degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho. |
|
|
Wareysi Madaxweyne C/llaahi Yuusuf |
|
 |
|